Video:-W.Warfaafinta Puntland oo ku tilmaamay Xasan Sh. Nin xanuunsan

“Waan u cudur daarayaa Xasan Shiikh,waa Nin Waayeel ah oo xanuunsanaya,sababta Gabadhiisu ula socotana waxaa la sheegay in ay dawadiisa sido” Ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland.

 

Halkan ka daawo muuqaalka