Shaqaalaha Dowlada Puntland oo loo diray digniin

Digniin:

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxay Digniin udirayaan shaqaalaha kala duwan ee Dowladda Puntland, iyagoo ku war-gelinaya in ay ka fogaadaan ku milanka Ururada Siyaasada Puntland.

Waxaa jira xubno shaqaale ah oo ka dhex muuqda qaar ka mid ah ololaha Ururada Siyaasada Puntland, kuwaas oo aan u gudbin doono xeer ilaalinta, si dacwad loogu soo oogo talaabo sharciga waafaqsana looga qaaado.

#codkaaguwaaxaqaaga
#codkaaguwaamustaqbalkaaga.

 

Halkan ka akhriso:-