Tirada Musharaxiinta utaagan Doorashada Golayaasha Deegaanka PL oo la shaaciyay

Ku dhawaad 4-kun oo Qof,ayaa utaagan Musharaxiinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland.

Halka markii hore Madaxweynuhu soo magacaabi jiray Qofka noqonaya Duqa,isla markaana Qabiilooyinku iska soo xuli jireen.

3775-Xubnood,ayaa usharaxan Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland.

Waa horumar weyn oo laga sameeyay isbadalka nidaamka Dowladnimo.

Puntland iyo guud ahaan Somaliya waxay utahay guul taariikhiya hirgelinta Dimuqraadiyada.

 

Jibril Qoobey.