Video:-Madaxweyne Deni oo jawaab adag siisay Xasan iyo Xoghayntiisa

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka jawaab celinayay khudbado ay kala jeediyeen Madaxweyne Xasan iyo RW Xamse oo ka dhan ahaa Puntland,ayaa yiri sidatan

“Ninka sheegta RW ee ah Xoghaynta Madaxweynaha,shaqadiisii,ayaa la qaatay ee ma cid kaluu shaqo siin karaa”Ayuu yiri M.Deni.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka