Video:-Urur Siyaasadeedka Sincad oo soo bandhigay Olalihiisa

Urur Siyaasadeedka Sincad,ayaa guud ahaan Puntland kusoo bandhigay taageerayaashiisa Maanta.

Magaalooyinka ay iskugu soo baxeen taageerayaasha Ururka Sincad,syaa waxaa ka mid ahaa

1.Bosaso

2.Garowe

3.Gaalkacyo

4.Carmo

5.Gaalkacyo

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka