Video:-Trump oo markale sheegay in uu Racfaan qaadanayo

Madaxweynihii hore ee dalkan Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu racfaan ka qaadan doono xukun ay riday xeer beeg magaalada New York kaasoo Trump ku helay inuu ku xad-gudbay haweeney qoraa ah oo lagu magacaabo Elizabeth Jean Carroll kadibna uu sumcad dil u geystay isagoo ku tilmaamay in ay been sheegtay.

 

Halkan ka daawo muuqaalka