Video:-Fadlan muwaadin aqoonso Astaanta Ururka aad u codeynayso.

Sharaxaada Waraaqda Codbixinta Maalinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland ee 25-ka bishan.

Fadlan muwaadin aqoonso Astaanta Ururka aad u codeynayso.

#codkaaguwaaxaqaaga
#codkaaguwaamustaqbalkaaga.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka