Madaxweyne Deni oo ka baaqday Xaflad Xalane loogu qabtay Safiir la badalay

Sagootin Safiir waa diiday Madaxweyne Deni in uu u Aado Xamar,taa badalkeedana,waxuu saakay ukalahay Olalaha Doorashada ee Gobollada Bari.

Deni arimaha uu mudan yahay in lagu tixgeliyo,waxaaga ugu horeeya Qabka sareeya ee uu leeyahay.

Puntland waxay ku mashquulsan tahay Dimuqraadiyad iyo Mashaariic horumarineed.

Somaliya waxay maraysaa in Safiir la badalay Xaflad lagu sagootinayo ay iskugu yimaadaan Madaxdii Dowlada Fadaraalka ee Labada heer.

 

Jibril Qoobey.