Aaran iyo R.Faroole oo ku gorgortamaya in laga qaado Amarka soo qabashada

Aaran iyo R.Faroole markay la kulmeen Gudigii Saakay waxay ku gorgortameen in laga qaado xayiraada oo la laalo dacwada Maxkamada.

Suldaan Garaase,waa ka leexday oo si cad,ayuu ugu sheegay in ay khaldan yihiin Aaran+ Faroole.

Balse waxay isku hallaynayeen Islaanka,isaguna,waxuu saaray Gudi,kaasoo soo jeediyay in ay saaraan Ciidanka,waxayse ku doodeen in Amarka soo qabashada laga dul qaado.

Kadib Gudiga Islaanka,ayaa la xiriiray Madaxweynaha oo ka codsaday in laga qaado xayiraada Ragaas.

Ugu danbayna Madaxweyne Deni,waxuu kusoo wareejiyay M.xigeenka,Wasiirada iyo Islaanka xalinta arinkaas.

Jibril Qoobey.