Video:-Santuukhyadii Cod bixinta Oo gaaray Gobolka Mudug

Santuukhyada Cod bixiyayaasha,ayaa gaaray Gobolka Mudug Galabta Casar liiqii.

Waxaa soo afjarmay shaki laga muujinayay in ay gaari doonaan iyo in kale,kadib markii kooxda Aaran-shaydaan iyo R.Faroole isku dayeen in ay hor istaagaan.

Mudug waa Gobolka Cod bixiyayaasha ugu badan ay iska diiwaangeliyeen oo ay Ururadu ku kala baxayaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka