Garaadada Sool tagida Xamar Ee xiligan uma bilna

Macno ay leedahay tagida Xamar xiligan majirto,taa badalkeeda waxbaa uga ba’aya difaaca Sool.

In Garaadada laysku sawiro ama waxaan jirin loo ballan qaado oo halkaas ay ka timaado tushuush ay kala qaybsanaan waa suure.

Difaaca Sool,waxaa muhiim u ah garabka Deni,waxaana dhabarjab ku ah in la lumiyo,waxaana keeni kara kala shaki tagida Xamar.

Culusow hadafkiisu,waa fashilinta midnimada Harti ee hada ku jihaysan iska dhicinta SNM.

Jibril Qoobey.