Ilaahay mahadii si qurux badan ayay ubilaabatay una socotaa Cod bixinta guud ahaan Puntland.
Waxaan ka adkaanay Sadex Kooxood saakay.
1.Xasan Shiikh.
2.SNM.
3.Aaran-shaydaan.
Waxaan difaacanay doorkeena curadnimo ee Somaliya,waxaana ka guurnay Xeradii hore oo aan urarnay Somali Xero cusub.
Waxaan muujinay bisaylkeena iyo Ilbaxnimadeena.
Waxaan banaanka soo dhignay awoodeena Dadeed iyo Dhuleed.