Gudoomiyaha Gudiga Doorashada oo Aalada Internetka ka hagaya shaqada Posted By: Idil News Staff May 25, 2023 Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa aallada fogaan araga internetka kala socda, sida ay Doorashadu uga socoto Guud ahaan Degmooyinka Dadweynaha Puntland saaka ka codeynayaan. Share this:TwitterFacebook