Batuulo ka mid ahayd Barakacayaasha oo Codkeeda ka dhiibatay Burtinle

Batuulo waxay Aabaheed iyo Hooyadeed ka yimaadeen Baydhabo,balse Burtinle ayay ku dhalatay,ku ilmo dhashay kana codaysay saakay,iyadoo faraxsan oo isla weyn,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka