Video:-Cosoble”Farmaajo,waxaan ka diidnay ka yeeli mayno Xasan”

” Shalay shaatiyaa muddo kordhin loo tolanaa ninkii dhahayay maanta in uu dhaho shaatiyaan u tolanaa muddo kordhin laga yeelayi maayo waxaana horey taasi looga diiday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya”.Ayuu yiri Cosoble.

 

Halkan ka daawo muuqaalka