Video:-Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Sudan

Iyadoo aysan wax badan ka hirgelin Xabad joojinihii hore,ayay markale sheeciyeen Labada dhinac in ay gaareen Xabad joojin qaadanaysa 5-Beri.

Heshiiskan,ayaa uimid kadib markii Sacuudiga iyo Maraykanku soo saareen warbicin sheegaysa in dhinacyada ku dagaallamaya Sudan ay ku xadgudbeen Xabbad joojinta.

Warbixintooda,ayay ku muujiyeen siday uga niyad jabsan yihiin tixgelinta la’aanta Labada dhinac heshiisyada la gaaro.

Dad badab,ayaa u arka in Maraykanka iyo Sacuudigu Laba Wajiilaynayaan oo aysan daacad ka ahayn in Nabad lagu soo dabaalo Sudan.

Sida muuqata qorshihii burburinta Sudan si wacan,ayuu usocdaa.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka