Video:-Xoghaye Xamse oo faham xumo ka qaatay Waxii kasoo baxay Madasha

Waxaa muuqata in Xoghaye Xamse fahan badan uusan ka haysan,waxii kasoo baxay Madashii aan loo dhamayn ee Xamar.

Marka la fiiriyo hadalkii Maanta ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada dhexe,waxaa kusoo baxaysa waxa loo diray isaga iyo waxa Xasan Baarlamaanka ka hor sheegay in sy kala Labo yihiin.

“Xasan,waxuu noo sheegay,waxii kasoo baxay madasha aan loo dhamayn in ay tahay talo soo jeedin ee aysan ahayn Sharci lagu dhaqmayo??

Xoghayntu,waxuu na leeyahay waa heshiis ay tahay in la fuliyo oo Wasaarad walba ay ku hawlgasho??

 

Halkan ka daawo muuqaalka