Axmed Madoobe oo markale lugooyay Garaadada Sool

Ma’ahan markii ugu horaysay oo uu ballanqaad usameeyo Garaadada Axmed Madoobe.

Iskabadaa in uu fuliyo ballanqaadyadii hore,waxuu si cad udiiday in uu soo saaro Warqad uu ku taageerayo halganka Sool ka socda.

Haatan Garaadada,ayuu isku sawiray,waxuuna usheegay in uu halganka ku darsanayo Dhaqaale iyo Saanad Ciidan.

Looba jooge??

Jibril Qoobey.