Doorashada PL mahan Qabiil xulasho Ee waa Qof xulasho

Doorashada Puntland ee Wof iyo Cod,waa Xisbiyo ee Qabiil ma’ahan Dadku,waa in ay fahmaan.

Xisbigu Qofka uu wato,ayaa soo baxaya mar walba.

Dimuqraadiyadu waa Qof xulasho ee ma’ahan Qabiil xulasho,waxaana ka arki kartaa Bosaso oo Warsangeli ka heli jiray hab Beeleedkii Hal mid,haatana Xisbi ahaan ay kusoo baxeen 8-Xubnood oo Beesha kasoo jeeda.

Xaqiiqdii way shaqaysay Dimuqraadiyadeenii curdinka ahayd oo Dadkeenu bisayl ayay muujiyeen.

Jibril Qoobey.