Miyaa la horkeenaya Baarlamaanka warkii kasoo baxay Madasha?

Fadhiga Golaha Shacabka lama hor keeni doono warkii kasoo baxay Madasha aan loo dhamayn.

Ajandaha Qodobka ku jira,waa mid ka hadlaya sharciyad siinta Gudiga dib U Eegista Dastuurka,waana dhaqan caadiya in Sanad walba lagu furo Qodobkaas fadhiga Golaha.

Warkii kasoo baxay Madasha,waxuu ku hor imaan karaa Golaha Labo arimood midkood,kuwaasoo kala ah…

1.In Golaha Wasiiradu ka doodaan,kadibna usoo gudbiyaan.

2.In 11-Xildhibaan Mooshin ku keenaan oo Gudoonkuna ku raaco.

Sida muuqata warkii Madasha aan loo dhamayn kama gadmayo Golaha Baarlamaanka.

Jibril Qoobey.