Video:-Wajiga 3-Aad Ee casriyaynta garoonka diyaaradaha Bosaso oo bilowday

Dib ucasriyaynta Garoonka diyaaradaha Bosaso oo Wajigiisii 3-Aad galay.

1.Terminalka oo la casriyaynayo.
2.Hotel Five Star ah.
3.Qaybta Dabdamiska.
4.Qaybta VIP-da.
5.Qaybta Amaanka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka