Hot Topics

Gobolka Gardafuu Ee Puntland oo Magacii laga badalay

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland,ayaa Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Gobolka cusub ee Raas Casayr ee horay loo oran jiray Gobolka Gardafuu.

Waxaa Oggol ugu Codeeyay 44-Mudane, diidmo 2-Cod,mana jirin cid ka aamustay.

Ugu dambeyntii,waxaa maanta Xildhibaanada loo qeybiyey Qabyo qoraalka Xeerka aas-aasiga ah ee Bangiga Dowladda Puntland.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladad Puntlan