Dastuurka Puntland oo si rasmi ah wax looga badalay

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Wax-ka-bedelka Dastuurka Dawladda Puntland

Waxaa Oggol ugu codeeyay 54 mudane, Diidmo 6, cid ka aamustayna ma jirin.

Fadhiga waxaa goobjoog ka ahaa 60 Xildhibaan.

Puntland guul taarikhiya,ayay gaartay Maanta.