Video:-Isku shaandhayn lagu sameeyay Wasiirada Kanada

Isku shaandhayn,ayaa lagu sameeyay Golaha Wasiirada Dalka Kanada.

Axmed Xuseyn oo asalkiisu yahay Somali horayna u ahaa Wasiirka Guryaynta,ayaa hada noqday Wasiirka Hormarinta Caalamiga ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka