Garowe 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro dabaaldega todobaadka 25-sano guuradii kasoo wareegatay markiii la-aassaasay Dowladda Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xariga ka jaray xarunta dhexe ee
cusub ee Garsoorka Dowladda Puntland.