Video:-Qaybta Dakhliga Wasaarada Maaliyada PL oo xariga laga jaray

Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu Xariga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu kordhiyey Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka