Video:-Wardoonka Puntland oo loo dhisay Xarun casri ah

Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu Xariga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Sirdoonka Puntland (PISA).

Halkan ka daawo muuqaalka