Video:-Wasaarada Waxbarashada Puntland oo Xarun cusub loo dhisay

Garoowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu Xariga ka jaray Dhismaha cusub ee Xarunta dhexe ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka