Mashruuca Garacad oo noqday mucjisada Geeska Ee Qarnigan

Xaqiiqdii waa Mashruuc la yaab leh hirgelinta Dekeda Garacad oo ay ku lamaansan yihiin dhismaha Wadada dheer ee Garacad-Goldogob iyo Magaalo Xeebeed ku taal Badweynta Hindiya.