Xeerka Doorashooyinka Goleyaashada Deegaanka Puntland oo la meel mariyay

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ansixinta Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka Goleyaashada Deegaanka Puntland.

Faahfaahinta nagala socda.