Yaa ka danbeeyay Qaraxa lala Eegtay Qaybdiid,Dhabancad iyo Qoor-qoor?

Odoyaasha Dhaawacyadoodu waa mid fudud,sida la xaqiijinayo.

Qaraxa lala beegsaday iyaga Madaxweyne Qoor-qoor,waa mid lasoo abaabulay oo tuhun xoog leh abuuray.

Si gaar ah,waxay Fartu ugu mudan tahay Xasan Shiikh oo dagaalkan 10- qorshe ku dhex wata.

Dagaalka aragagixisada markii hore,waxaa laga leexiyay jihadii Qaranka,haatana Jihadii Beeleed ee wax lagu abaabulayay,ayuu sii luminaya oo waxuu kusoo ururayaa mid Dan gaar ah u adeegaya.

Hadafyada Xasan watay ee dagaalka uu ku dhex qarsanayay,waxaa ku jirta badalida Qoor-qoor.

Jibril Qoobey.