Gudiga Doorashada oo Go’aan ka gaaray khilaafkii Xisbiga Shaqaalaha

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxaa 10-09-2023 soo gaaray dacwad ay u soo gudbiyeen Guddoomiyaha Xisbiga Shaqaalaha.

Qiimayn Guddigu ku sameeyay dacwadaas wuxuu go’aan ku gaaray in Xisbiga Shaqaalaha Gudoomiyahiisa rasmiga u yahay Cabdirashiid Shiikh Maxamuud.

F,G: Go’aanka Guddigu waa mid ku qotoma Xeerarka Doorashooyinka Puntland iyo Xeerka XisbigaShagaalaha,

Faahfaahinta go’aankan ka akhriso waraaqda hoosse.