Fadhiga 78-Aad Ee Qaramada Midoobey oo Shalay furmay

Kulanka 78-aad ee Golaha Guud ee QM ayaa shalay ka furmay magaalada New York ee dalka Maraykanka, wuxuuna socon doona illaa 26-ka bishan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka