Baarlamaanka Puntland oo uyeeray Garsoorayaasha Maxkamada sare Posted By: Idil News Staff September 25, 2023 Ajandaha Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland,Waxaa ku jira uyeerida Garsoorayaasha Maxkamada Sare oo lagu eedeeyay musuq,waxayna ubadan tahay in Baarlamaanku kalsoonida kala laabto. Halkan ka akhriso:- Share this:FacebookX