Midowga Afrika oo diiday Dalabkii Dowlada Fadaraalka Somaliya

Midowga Afrika,ayaa diiday Codsigii Dowlada Fadaraalka Somaliya ee ahaa in 90-Cisho dib loogu dhigo bixintaanka Ciidanka Atmis  Farsamo ahaan.

Codsiga Dowlada Fadaraalka,ayaa yimid,iyadoo ay Wadanka ka baxayaan Sanadkan dhamaadkiisa 3000-Askari oo Atmis ah.

Goobaha ay ka baxayaan ee muhiimka ah,waxaa ka mid ah Aqalka Dalka looga arimiyo ee Villa Somaliya.

 

Halkan ka daawo muuqaalka