Golaha Deegaanka Degmada Isku-shuban oo la dhisay

Golaha Deegaanka Degmada Isku-shuban,waa la dhisay si muran la’aan ah oo waafaqsan nidaamka.

Wasiir Juxaa,ayaa tagey oo dhisay,waxaana laga baajiyay Wasiiru-Dowlihii ku fashilmay Bosaso.

Dib,ayaa loogu laabanayaa Bosaso iyo Waaciye fariisinta Golayaashooda Deegaanka dhawaan.

Jibril Qoobey.