Ismaaciil Xaaji Warsame oo iska casilay Xubinimadiisii G.wada xaajoodka Fadaraalka

Ismaaciil Xaaji Warsame,ayaa baneeyay xilkii Madaxweyne Deni umagacaabay kal hore ee uu qaybta kaga ahaa Gudiga Puntland uqaabilsan wada xaajoodka arimaha Fadaraalka.

Halkan ka akhriso:-