Israa’iil oo si rasmi ah ugo’aamiyay dagaal ka dhan ah Xamaas

Golaha Wasiirada Israa’iil,ayaa si rasmi ah ugu codeeyey go’aanka ku dhawaaqista dagaal ka dhan ah Xamaas.

Israa’iil,ayaa ka jawaab celinaysa weerarkii lama filaanka ah ee Xamaas ay subaxnimadii Sabtidii ku qaadeen Israa’iil.

Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu,ayaa Sabtidii sheegay in dalkiisu uu dagaal kula jiro Xamaas, hase ahaatee warkaasi muu ahayn mid rasmi ah.

Jibril Qoobey.