Xildhibaano ka tirsan G.Deegaanka Bosaso oo ka maqnaa Maalinkii dhaarinta oo la dhaariyay

Xildhibaano ka tirsan G.Deegaanka Bosaso oo ka maqnaa Maalinkii dhaarinta iyo doorashada Golaha oo la dhaariyay.

Munaasabad Kooban oo lagu dhaarinayay Xubnahan oo 11-Xildhibaan ah,ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirka Arimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdirisaaq Cali Shaahdoon.

 

Halkan ka daawo muuqaalka