Waxaa saaka ku qabsoomay xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland munaasabadda dhaarinta Guddoomiyayaasha Gobollada ee Hay’adda Doorashooyinka puntland ee PEC.
Waxaa goobjoog ka ahaa munaasabadda dhaarinta Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane ðžððĒðð ðððððĒðŠðŠð ðūðŠðĒðð§ oo uu weheliyo Xoghayaha Guud ee PEC Mudane ðžðĻðð ðžððĒðð ððð§ðĻð.
Gudoomiyaha,ayaa kula dardaarmay mas’uuliyiinta la dhaariyey in ay waajibaadkooda iyo howlaha shaqo u gutaan si hufan oo howlkarnimo leh.
ð·ðšðŋðððððš ðķðšððŋðšðšðŋððððš ðĶðð―ð―ðððš ðĢððððšðððððððððš ðŊðððð
ðšðð―(ðŊðĪðĒ)
#ðđðĒðēðŠðŠðŦðŠ_ðđðĒðēðĒðĒðĻðĒ_ðŪðķðļðĒðĒðĨðŠðŊðŠðŪð°
#ðĻð°ðĒðĒðŪðŠ_ðŪðĒðīðŠðŠðģðŽðĒðĒðĻðĒ_ðŪðķðīðĩðĒðēðĢðĒððŽa