Guddiga Doorashooyinka Puntland oo baahiyay Qandaraasyo

Guddiga Doorashooyinka Puntland wuxuu baahiyay Qandaraasyada hoos ku xusan oo kala ah

1. Qandaraaska Kiraynta Baabuurta (Provision of Rental Vehicle Services)
2. Qandaraaska Adeegyada Daabacaadda (Printing Services)
3. Qandaraaska Keenidda Alaabta (Supply of Stationery Items)

sidaa darteed dhammaan Daneeyayaasha qandaraasyada waxa la xasuusinayaa inay codsiyadooda ku soo gudbiyaan ugu danbayn 10-Dec-2023.

https://pec.pl.so/job/supply-of-stationery-items-for-pec-in-puntland-somalia-2/.
https://pec.pl.so/job/printing-services-for-pec-in-puntland-somalia-2/.

Provision of Rental Vehicle Services for the Puntland electoral commission (PEC)

𝖷𝖚ð–ŋ𝗂𝗂𝗌𝗄𝖚 ð–ķ𝖚𝗋ð–ŋ𝖚𝖚ð–ŋ𝗂𝗇𝗍𝖚 ð–Ķð—Žð–―ð–―ð—‚ð—€ð–š ð–Ģ𝗈𝗈𝗋𝖚𝗌𝗁𝗈𝗈𝗒𝗂𝗇𝗄𝖚 ð–Ŋð—Žð—‡ð—ð—…ð–šð—‡ð–―(ð–Ŋð–Īð–Ē)
#ð˜đð˜Ēð˜ē𝘊𝘊ð˜Ŧ𝘊_ð˜đð˜Ēð˜ēð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜ļð˜Ēð˜Ēð˜Ĩ𝘊ð˜Ŋ𝘊ð˜Ū𝘰
#ð˜Ļ𝘰ð˜Ēð˜Ēð˜Ū𝘊_ð˜Ūð˜Ēð˜ī𝘊𝘊ð˜ģ𝘎ð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜īð˜ĩð˜Ēð˜ēð˜Ģð˜Ē𝘭𝘎a