Hot Topics

Heshiiskii MW,ku xigeenkiisa iyo G.Baarlamaanka PL oo fulay

Si dhamaystiran,ayuu ufulay heshiiskii Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Gudiga khilaafaadka,waxuu kusoo dhaweeyay Xaafiiskiisa,waxuuna ku wareejiyay Galkii Gudoomiye Jibril.

Waa tallaabo ka dhigan in uu si rasmi ah u aqoonsaday Gudiga khilaafaadka ee Madaxweyne Deni magacaabay.

Halkaas,waxaa kusoo idlaaday isjiidjiidkii Madaxda sare ee Dowlada Puntland udhaxeeyay.

Puntland,waxay aaday Doorasho ku qabsoonta wakhtigeeda.

Jibril Qoobey.