Xildhibaanadii ugu horeeyay Baarlamaanka cusub Ee PL lasoo xulay

Sadexda Xildhibaan ee Sanadkan ku matalaya Baarlamaanka Puntland Beesha Cismaan Maxamuud,ayaa kala ah…

1- Mustaf Maxamed Cismaan (Asbaro) -Reer Ugaar yahan -Isxul Beesha Cismaan Maxamuud

2- Cabdulqaadir Xassan (Daadir ) Samantar Cumar -Beesha Cismaan Maxamuud

3- Maxamed Salaad Cabdi -Caamir Maxamed Beesha Cismaan Maxamuud.

Xildhibaanadan,ayaa ah kuwii ugu horeeyay  ee lasoo xulo kana mid noqon doona Baarlamaanka  cusub.