Haldoorka Beesha Dhulbahante oo xaqiijiyay in ay PL ka mid yihiin lana soo xulayo Xildhibaanada

Waxgaradka Beesha Dhulbahante oo Bayaan ka soo saaray Doorashada Puntland.

Bayaanka,ayaa lagu sheegay in la soo Xulayo Xildhibaanada Matali Doona Deegaanada Beesha.

Siyaasiyiinta,waxgaradka iyo Aqoon yahanka Beesha Dhulbahante ee soo saaray Warqadan,ayaa cadeeyay in ay kasoo horjeedaan warkii ay soo saareen Musharaxiinta oo ay yihiin Puntlander Dastuurku qeexay.

 

Halkan ka akhriso:-