Video:-Madaxweyne Deni oo xaqiijiyay in Doorashada lagu galayo 66-Xildhibaan

Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Deni,ayaa sheegay in Doorashada lagu galayo 66-Xildhibaan oo Gobolka Sool qayb ka yahay Dastuurka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka