Baarlamaanka Puntland oo doortay Afhayeen cusub

Sida la saadaalinayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland 5-ta Sano ee soo socota,ayuu si rasmi ah unoqday Cabdirisaaq Axmed Siciid.

Wareega 1-Aad,ayuu ku guulaystay 37-Cod,halka Wareegii 2-Aad loo tanaasulay.

Mursal oo ay riixayeen kooxaha Mucaaradka,gaar ahaan Aaran-jaan;ayaa helay 10-Cod,waana Musharxii ugu soo dhawaa.

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Dowlada Puntland Abwaan Jibril,ayaa helay 8-Cod.

Puntland,waxay yeelatay Gudoon Baarlamaan oo Sharciyad haysta.

 

Jibril Qoobey.