Labada ku xigeen Ee Gudoonka Baarlamaanka PL oo la doortay

Gudoomiye ku xigeenka koowaad waxa ku guuleystay Xildhibaan Maxamed Baari Shire oo 39-Cod kaga guuleystay Xildhibaan Abuubakar Maxamed Cumar oo helay 26-Cod.

 

Halka ku xigeenka Labaad uu ku guulaystay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ciise Awoowe,kaasoo helay 34-Cod.

Waxaa sidaas kusoo dhamaystirmay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Puntland.