Axmed Karaash”Sool oo xor ah in aan xilka wareejiyo waa i nasiib”

“Waxaan xilka wareejinayaa,iyadoo Sool xor tahay,waxaana ahay oo ahaan doonaa Oday Puntlander ah oo Geed baan ka dhex beertay Guriga aan Garowe ku leeyahay,meelna uma socdo Sool iyo PL-ta kale,ayaan noqonayaa Buundo isku xirta”Ayuu yiri Karaash.

 

Halkan ka daawo muuqaalka