Madaxweynaha DFS oo hanjabaad adag udiray Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa uu ku sheegey in Soomaaliya aysan gacmaha ka laaban doonin haddii lagu soo xadgudbo.

Hadalkan ayaa imaanaya saacado kadib markii uu la taliyaha amniga qaranka ee ra’iisul wasaaraha Ethiopia Redwan Xuseyn uu sheegey in diyaar u yihiin cagajugleyn, iyo eedeyn walba oo ka soo gaarta marinka Badda ee ay doonayaan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka