Madaxweynayaasha Galmudug iyo KG oo soo gaaray Garowe

Garoowe: 24, Janaayo, 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe kusoo dhoweeyey wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Lafta-gareen.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo weftigiisa waxay ka qayb-gelidoonaan Caleema-saarka Madaxda Puntland, kaasi oo Garoowe ka qabsoomidoona 25, Janaayo, 2024.